684 Views

Dibad baxayaal caraysan oo Falastiiniyiin ah oo gacanta ula tagay askarta Yahuuda

Dibad baxayaal caraysan oo Falastiiniyiin ah oo  gacanta ula tagay askarta Yahuuda
____________________________________________________________________________


Arbaco: September 1, 2021

Dibad baxayaal caraysan oo Falastiiniyiin ah ayaa gacanta ula tagay askarta Yahuuda magaalada daanta galbeed.

Wararka ugu dambeeya ayaa sheegaya in rasaas ay fureen ciidamada Yahuudu ay sababtay dhaawaca 5 ruux oo Falastiinyiin ah.

Dadkaan caraysan ayaa diidan heshiis dhanka amniga ah oo ay dhawaan gaareen m/weynaha Falastiin Max’ud Cabaas iyo wasiirka gaashaandhiga Israel.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post