1806 Views

Wasaaradaha Kaluumeysiga Dowlad Goboleedyada oo hakiyey wadashaqeyntii W/Kaluumeysiga DFS

Wasaaradaha Kaluumeysiga Dowlad Goboleedyada oo hakiyey wadashaqeyntii W/Kaluumeysiga DFS
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 176, 2018 – Ka dib kulan ay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ay ku yeesheen Wasiirada Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada ayaa wax ay ka soo saareen Warmurtiyeed dhowr qodob ka kooban.

Warmurtiyeedka ayaa waxa ay ku sheegeen in ay hakiyeen Wadashaqeyntii ka dhaxeysay Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada iyo Wasaaradda Kaluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya.

Waxa ay ku sheegeen in baahi loo qabo ilaalinta iyo ka faa’iideysiga Kheyraadka Badda Soomaaliya,iyo in la helo Siyaasad mideysan ee sahli karta in laga faa’iideysto Kheyraadka Badda.

Qodobada kale oo ay u cuskadeen hakintaas ayaa waxa ay ku sheegeen in uu jiro khilaaf joogto ah oo kala dhaxeeya Wasaaradda Kaluumeysiga Soomaaliya ka dib maqnaansho joogta ah,taas oo hoos u dhigtey wadashaqeyntii.

Warqada-Wasaaradaha 1warqada-2aadwarqada-3aad

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment