837 Views

Wasiir Dubbe ” Fanaaniinta reer Suudaan oo Nada ka mid tahay ayaa tiyaatarka qaranka imaan raba

Wasiir Dubbe ”  Fanaaniinta reer Suudaan oo Nada ka mid tahay ayaa tiyaatarka qaranka imaan raba
____________________________________________________________________________

.

Arbaco: September 1, 2021

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe ayaa xilli uu khudbad ka jeedinayay xafladda Qalinjebinta Jaamacada Somali International University, waxa uu sheegay in fanaaniinta reer Suudaan oo ay ka mid tahay Nada Naada Al-Qalcah, ay rabaan inay barnaamij ku qabtaan tiyaatarka Qaranka Soomaaliya taas oo hadal hayn ka dhalisay baraha bulshada ee Soomaalida.

“Safiirka Suudaan ayaa ii yimid oo igu yiri fanaaniin reer Suudaan ayaa raba inay tiyaatarka barnaamij ku dhigaan, xafiiska ayuu iigu yimid wuxuuna igu yiri fanaaninta waxa ka mid ah ah oo Nada Alkhala.” ayuu yiri wasiirka.

Waxa ay ka mid tahay fannaaniidta aadka loogu jecelyahay dalka Suudaan, iyada oo haysato taageero badan oo Soomaali ah.

In kastoo Suudaan ay leedahay boqollaal fanaaniin caan ah, Naada way ka soo dhex baxday, waxayna ka mid noqotay kuwa ugu caansan.

Magaceeda dhabta ah waa Naada Moxamed Cusman. Al-Qalcah waa naaneysteeda, waana xaafad ka tirsan magaalada Khartuun oo ah meesha ay fankeeda ka soo bilowday.

Naada waa fannaanad dhalatay sannadkii 1975, waxayna fanka ku soo biirtay 1990-kii. Muddo 22 sano ah ayey tahay fannaan. Waxayna inta badan ka heestaa arrimaha haweenka. Waxay qaaday in ka badan 200 oo heesood.

Heesaheeda qaar ka mid ah waxay kula talisaa dhallinyarada – rag iyo du,mar – ee isticmaala b

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post