1236 Views

Kooxda Daalibaan oo kala ceyrisay haween dibad baxyo ka dhigayay Magaalada Kabul.

Kooxda Daalibaan oo kala ceyrisay haween dibad baxyo ka dhigayay Magaalada Kabul.
____________________________________________________________________________

Axad: September 5, 2021

Kooxda Daalibaan ee Afgaanistan ayaa kala ceeriyay  dibad baxayaal haween ah oo iyagu ku sugnaa magaalada Kabul  waxaana ay ku dalbanayeen xaquuqda haweenka.

Dibad baxayaasha ayaa sheegay in kooxda ay kala kulmeen bamka sunta dadka ka ilmeeysiiya si loo kala ceeriyo, waxaana ay kusii jeedeen ilaa aqalka madaxtooyada.

Kanal taabacsan Daliban ayaa sheegay in kooxda ay ka warheshay in dibad baxyadu ay faraha kasii baxaayeen taana ay qasabtay in awood loo adeegsado.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post