975 Views

Xukuumadaha Moscow iyo Kyiv oo yeelanaya kulankii labaad Xili dagaal kulul uu maanta dhacay.

Xukuumadaha Moscow iyo Kyiv oo yeelanaya kulankii labaad Xili dagaal kulul uu maanta dhacay.
____________________________________________________________________________

Talaado: March 1, 2022

Xukuumadaha Moscow iyo Kyiv ayaa yeelanaya kulankii labaad ee wadahadallo nabadeed oo xal loogu raadinayo dagaalka qaraar ee u dhaxeeya labada dhinac.

Kulankii koowaad ee shalay oo ka dhacay xadka Belarus iyo Ukraine ayay Kyiv ku dalbatay xabbad-joojin deg deg ah iyo in ciidanka Ruushka ay si deg deg ah uga baxaan carrada Ukraine.

Sidoo kale maanta waxaa ka dhacay magaaladaas dagaalkii ugu kululaa waxaana qasaare soo gaaray Ciidamada labada dhinac, waxaana gaadiid dagaal laga gubay Ciidamada Ruushka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post