906 Views

Madaxweynayaasha Konfur galbeed iyo Galmudug oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Madaxweynayaasha Konfur galbeed iyo Galmudug  oo soo gaaray magaalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Khamiis: September 9, 2021

Waxaa magaalada Muqdisho goor dhawayd soo gaaray Madaxweynayaasha Koofur Galbeed iyo, iyagoo qeyb ka ah dadaalada xalka loogu helayo khilaafka ka dhex taagan Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa la sheegayaa inuu hadda Shir la leeyahay Ra’iisul Wasaaraha. Madaxweyne Qoor Qoor ayaa la filayaa inuu ku biira shirkaasi.

Sidoo kale Mar sii horreysay ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka

.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post