966 Views

Xildhibaan lagu toogtay Laascaanood

Xildhibaan lagu toogtay Laascaanood
____________________________________________________________________________

Muqdisho |sabti:  September 11, 2021–Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo kamid ahaa Golaha deegaanka ee degmada ayaa hadda lagu dilay Laascanood.

Koox hubeysan ayaa beegsatay xildhibaanka ka dibna waxaa la sheegay in ay  goobta ka baxsadeen.

Ciidanka Somaliland oo gaaray goobta uu dilku ka dhacay ayaa bilaabay baaritaano.

Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa xildhibaanadii sanadkaan kusoo baxay doorashooyinka golaha degaanka ee ka dhacay Somaliland.

Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post