834 Views

Waaxda Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo bilaabay dib u habaynta bulaacadaha

Waaxda Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir oo bilaabay dib u habaynta bulaacadaha
____________________________________________________________________________


Isniin: September 20, 2021

 Qeybta Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta bilawday xog uruurin iyo qiimeynta Dayactirka waddooyinka ku burburay Roobabkii ugu dambeeyay ee da’ay Waddooyinka biyuhu fadhiisteen, bulaacadaha xirmay ee magaalada Muqdisho, si loogu sameeyo dib-u-dayactir iyo howlgelin.

Ololahan ayaa daba socda balan qaadkii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ee ahaa in xal loo helo waddooyinka ku burburay roobka iyo Jidadka biyuhu fadhiistaan

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post