993 Views

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo sheegay mar kale in uu fashilmay Wada hadalkii Farmaajo Rooble

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo sheegay mar kale in uu fashilmay Wada hadalkii Farmaajo  Rooble
____________________________________________________________________________

Jimco: September 24, 2021

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle oo kahad layay xaaladda khilaafka Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul wasaare Rooble ayaa sheegay in maamulka Galmudug ay faraha kala baxday howlihii dhex dhexaadinta Ra’iisul wasaraaha iyo madaxweynaha .

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in ay fashilmeen dadaaladii ugu dambeeyey ee uu qeybta ka ahaa Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor qoor.

sidooi kale  Falagle ayaa sheegay in dhor mar ay isku dayeen ka maamul ahaan in xal waara laga gaaro khilaafka,balse gunaanadka lagu kala tagay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post