798 Views

Rooble “ Khilaaf kasta iyo is-qab-qabsi kasto wuxuu dhammaanayaa, marka ay doorashadan noo hagaagto daawo Muqaalka

Rooble “ Khilaaf kasta iyo is-qab-qabsi kasto wuxuu dhammaanayaa, marka ay doorashadan noo hagaagto daawo Muqaalka
____________________________________________________________________________

Talaado: September 28, 2021

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay munaasabadda hadal-jeedinta musharixiita Aqalka Sare ee Somaliland, ayaa hadalo looga baran Hawada mariyay.

Rooble  ayaa muujiyay mar kale in uu jiro qilaaf Xoogan oo u dhaxeeya Villa Soomaaliya yiri Rooble.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale xusay in is-qab-qabsigan siyaasadeed iyo khilaafka jira uu soo dhammaan doono, marka ay hagaagto doorashada, sida uu hadalka u dhigay.

“Khilaaf kasta iyo is-qab-qabsi kasto wuxuu dhammaanayaa, marka ay doorashadan noo hagaagto,” ayuu sii raaciyey ra’iisul wasaaruhu.

Sidoo kale  waxa uu soo qaaday kiiska Ikraan Tahliil Faarax, wuxuuna shaaciyey inuu weli cadaalad u taagan yahay, uuna ku dadaali doono cadaalad u helida qoyska Ikraan.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post