639 Views

Musharxiinta ku kuraasta aqalka sare ee Somaliland oo goor dhaw bilaaban doonta

Musharxiinta ku kuraasta aqalka sare ee Somaliland oo goor dhaw bilaaban doonta
____________________________________________________________________________


Arbaco: September 29, 2021

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Teendhada afisiyooni waxaa lagu wadaa in ay ka dhacdo manta Doorashada 6 kursi oo ka tirsan 11-ka kursi ee xildhibaannada gobollada waqooyi ee Somaliland ku matalaya golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Sidoo kale Liiska musharxiinta ku tartamaya lix kursi oo ka mid ah kuraasta aqalka sare ee ka imaanaya gobollada waqooyi. Ayaa maanta ka dhacaya halkaas, waxaana lagu wadaa in 5 kale ay dhacdo bari.

Xubnaha tartamaya ayaa kala ah: 1.Cabdi Xaashi Cabdilaahi, 2 Siciid Cumar Xuseen, 1.Saalax Axmed Jaamac, 2. Ibraahin lidle Saleebaan, 1. Prof. Maxamed Maxamuud Allabari, 2. Prof. Cabdi Ismaacil Samatar., 3. Cabdiraxmaan Cismaan Cali, 1. Cismaan Abokor Dubbe

Office Nairobi kennya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post