888 Views

Boqol ruux in ka badan oo ku geeriyootay rabshado ka dhacay xabsi ku yaalo dalka Ikwadoor.

Boqol ruux in ka badan oo ku geeriyootay rabshado ka dhacay xabsi ku yaalo dalka Ikwadoor.
____________________________________________________________________________


Khamiis : September 30, 2021

Ugu yaraan 116 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaal dhex maray kooxo burcad ah oo ku dhex dagaallamay xabsiga ku yaalla dalka Ecuador.

Sida ay sheegeen saraakiisha dhacdadan ayaa ah tii ugu xumeed eek a dhacda taariikhda dalkaasi.

Ugu yaraan shan maxbuus ayaa madaxa looga jaray iska hor-imaadyadii Talaadadii dhacay, halka kuwo kalena la toogtay.

Taliyaha booliska ayaa sheegay in maxaabiista ay sidoo kale isu adeegsadeen bambooyin.

Xabsiga ayaa waxaa ku jira maxaabiis ka tirsan kooxaha Ecuador ee la rumeysan yahay inay xiriir la leeyihiin burcadda daroogada ka ganacsata ee dalka Mexico.

KNN

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post