969 Views

Ciidamada amaanka Kenya oo Xalay Howlgalo ku qab qabtay Muwaadiniin paskistaan ah

Ciidamada amaanka Kenya oo Xalay Howlgalo ku qab qabtay Muwaadiniin paskistaan ah
____________________________________________________________________________


Khamiis : September 30, 2021

Waxaa magaalada Nairobi xalay ka dhacay Howlgal ay Ciidamada ammaanka Kenya ku qab qabteen Muwaadiniin u dhashay Pakistaan iyo Hinidi oo maalmihii la soo dhaafay ku soo Qul Qulayay magaalada Nairobi,

Muwaadiniintaan ayaa laga qab qabtay xaafada islii gaar ahaan Hotelada Dheman Hotel, iyo Gran royal Hotel oo ku yaala wadada 12-ka.

Wararka ayaa sheegaya in Muwaadiniintaan ay ahaayeen Boqolaal qofood oo maalmihii la soo dhaafay ku sugaa laguna arkayay Wadooyinka xaafada islii.

Sidoo kale Muwaadiniintaan ayaa hay’addaha amaanka Kenya ku sameeyeen  baaritaan., waxaana la sheegay in qarkood saakay la soo daayay oo Xoriyahooda la siiyay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post