1017 Views

Madaxweyne Deni oo Codsi u diray Beesha Caalamka

Madaxweyne Deni oo Codsi u diray Beesha Caalamka
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 11 2020–Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hab maqal iyo muqaal ah uga qeyb galay Shir Puntland ay ka codsatay Beesha Caalamka oo uu fududeeyay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan, uuna ka qeybgalay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Kulanka ayaa looga hadlayey sidii looga falcelin lahaa fatahaadii ka dhacday Qardho ee dadka faraha badan ku barakaceen kuwo kalena ay ku dhinteen.

Waxaa kulanka looga hadlay marxaladda cusub ee ah in la gargaaro dadkii dhaawaca weyn uu soo gaaray guryahooda ama ganacsigooda, sidii loo leexin lahaa Biyaha iyo meelaha ay soo maraan iyo in xal waara laga gaaro arrintan.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment