1290 Views

Jeff Bezo oo iska casiley hoggaamintii shirkadda Amazon

Jeff Bezo oo  iska casiley hoggaamintii shirkadda Amazon
____________________________________________________________________________

Isniin: july 5, 2021

Jeff Bezo ayaa iska casiley hoggaamintii shirkadda Amazon, isagoo in muda ah soo maamulayey shirkaddan..

Milkiilaha shirkadda ayaa noqdey qofka dunida uggu lacagta badan, iyadoo dhawaan ay kala tageen xaaskiisa, taasoo dhaqaale badan uu dhaxal ahaan u siiyey.

Intii lagu guda jirey cudurka safmarka ee Covid19, ayaa waxey shirkadani heshay dhaqaale aad u fara badan, maadaama si balaaran loo isticmaaley adeegga shirkadan.

Shirkadda wax ku kala iibisa on-line-ka ee Amazon, ayaa markii danbe noqotey mid kamid ah shirkadda uggu shaqo wanaagsan dunida.

Jeff Bezos, ayaa ah qofka dunida uggu taajiran waqti xaadirkan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post