1065 Views

Ciidamada Ahlu Sunna oo soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub ay ku qabsadeen dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Bohol

Ciidamada Ahlu Sunna oo  soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub ay ku qabsadeen dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Bohol
____________________________________________________________________________

Jimco: October 1, 2021

Ciidamada Daacada u ah kooxda Ahlu Sunna ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub kala duwan ay ku qabsadeen dagaal xoogan oo shalay ka dhacay deegaanka Bohol oo kuyaala duleedka magaalada Dhuusomareeb.

Ahlu Sunna ayaa soo bandhigtay gaari gaashaaman ay lahaayeen ciidanka milatariga Soomnaaliya iyo gaadiid kale uu ku jiro Cabdi Bille, waxa ay sidoo kale soo bandhigeen hub kala duwan oo kuwa gacmaha iyo garbaha lagu qaato ah.

Advertisemen

Saraakjiil katirsan Ahlu Sunna ayaa sheegay in gaadiidkan dagaal iyo hubka ku qabsadeen dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Bohol, waxa ayna guulo ka sheegteen dagaalkii ay la galeen ciidanka dowlada iyo kuwa Galmudug oo is

Kooxda Ahlu Sunna oo mudooyinkii dambe abaabul dagaal ka waday deegaano katirsan gobolka Galgaduud ayaa markan lasoo baxday awood badan, waxa ayna galabta si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta magaalada Guriceel.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post