1365 Views

Ciidamada Kenya oo gacanta ku dhigay hub iyo Rag wata

Ciidamada Kenya oo gacanta ku dhigay hub iyo Rag wata
____________________________________________________________________________

Muqdisho|QOL|October 1, 2021Sidoo kale War kasoo baxay Hay’adda Dambi baarista dalka Kenya ee DCI ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamadu qabteen  lix dhagax oo xashiish ah h iyo laba mooto oo aan taargo ahayn, oo looga shakisan yahay in ay ka baxsadaan dadka la tuhunsan yahay oo watay.

Dadka howlgalka lagu qabtay ayaa waxaa ay kala yihiin  Cabdi Guyo oo 35 jir ah iyo Aamina Maxamed oo 30 jir ah, kuwaas oo hataan ay su’aalo weeydiinayaan ayaa sidoo kale la xiray weerarkii aroort Dambi baarayaasha fadhigoodu yahay Mavaalada Garbatulla.

Xafiiska \Qaranimo Online|Muqdisho

_____________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post