879 Views

Xiisad ka soo dhex cusboonaatay Shiinaha iyo Taiwan iyo Diyaarado dagaal oo Dul Wareegaya

Xiisad ka soo dhex cusboonaatay Shiinaha iyo Taiwan iyo Diyaarado dagaal oo Dul Wareegaya
____________________________________________________________________________

Sabti: October 2, 2021

  

Taiwan ayaa Shiinaha ku eedeysay gardarro aan geedi loogu soo gaban kadib markii tiro aan hore loo arag oo ka mid ah diyaaradaha militariga Shiinaha ay u tallaabeen aaga difaaca hawada taiwan.

Rai’sul wasaaraha Taiwan, Su Tseng-chang, ayaa sheegay in Shiinaha uu dhaawacay nabadda gobolka inta uu ku guda jiray falalka cagajuglaynta.

Taiwan ayaa sheegtay in ay diginin u dirtay 38 diyaaradood oo ah kuwa dagaalka ee Shiinaha leeyihiin kuwaasi oo soo galay hawadeeda

BBC Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post