1266 Views

Dowladda oo War kasoo saartay Arrimaha Xajka

Dowladda oo War kasoo saartay Arrimaha Xajka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL April 03, 2019 –Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa War ka soo saartay Arimaha Xajka ee Sanadkan iyo Bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Wasiir ku xigeenka Diinta Cismaan Aadan Dhuubow ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay waddo dadaallo kala duwan oo ku aadan in xujeyda Soomaaliyeed ay helaan adeegyadda ay u baahan yihiin.

Wasiirka ayaa xusay in ay dadaal ugu jiraan sidii loo kordhin lahaa tiradda Xujeyda Soomaaliyeed.

Waxaa uu sheegay in Shirkadda qaadda Xujeyda loo sameeyay Shuruuc gaar ah oo loogu tala galay in lagula xisaabtamo.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment