456 Views

Dhalinyarada beesha degta magaaooyinka Gurceel iyo Dhuusamareeb oo Xamar baaq ka soo saaray.

Dhalinyarada beesha degta magaaooyinka Gurceel iyo Dhuusamareeb oo Xamar baaq ka soo saaray.
____________________________________________________________________________


Axad: October 10, 2021

Magaalada Muqdisho waxaa xalay kulan ku yeeshay Dhalinyarada aqoonyahanka ah  beesha Cayr ee Degta Magaalooyinka  Gurceel, matabaan Xaradheere  iyo Dhuusamareeb.

Dhalinayaradaan ayaa baaq     u diray maamulka Galmudug iyo hoggaanka xoogagga Ahlu-Sunna. Ayaga oo ugu baaqay in ay wada hadal ku dhamneeyaan Qilaafka taagan.

Warqadda ay xaaladda ka taagan deegaanadaas ka soo saareen dhalinyada aqoonyahanka ah ee ku sugan Muqdisho. Ayay ugu baaqeen Ra’iisul Wasaare Rooble in uu deg deg u soo fara galiyo xaalada.

Sidoo kale Waxay sheegeen in dadkii reer Gurceel ay ka barakeen magaalada oo ay istaagtay noloshii aas-aasiga aheyd ee bulshada, iyagoo cadeeyey in midnimada Galmudug ay u arkaan lama taabtaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post