510 Views

Askar Faransiis ah oo lagu xiray Garoonka Diyaaradaha ee Caasimadda Jamhuuriyadda Africada dhexe

Askar Faransiis ah oo lagu xiray Garoonka Diyaaradaha ee Caasimadda Jamhuuriyadda Africada dhexe
____________________________________________________________________________


Arbaco: February 23, 2022

Safaaradda Faransiiska ee Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa ku dhawaaqday in la xiray afar askari oo Faransiis ah oo galbinayey sarkaal ka tirsan ciidamada Qaramada Midoobay ee ku sugan garoonka diyaaradaha ee Bangui.


Safaaradda ayaa bayaan ay soo saartay ku tiri: “Kooxda ilaalinta ee u dhow General Stephane Marchonnoir, Madaxa Shaqaalaha ee MINUSCA (Howlgalka Qaramada Midoobay ee Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika), oo ka kooban afar askari oo Faransiis ah, lagu xiray shalay galab garoonka diyaaradaha ee Bangui.”


Saraakisha Afrikada dhexe ayaa ku eedeyay askartaan inay qorshe shirqool oo ka dhan ah Madaxweynaha dalkaasi ay wadeen.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post