483 Views

Dadka heysta baasaboorka Kenya oo loo sheegay war farxad leh

Dadka heysta baasaboorka Kenya oo loo sheegay war farxad leh
____________________________________________________________________________

Dalalka Kenya iyo Koonfur Afrika, ayaa ku heshiiyay in dadka Kenyaanka ah ee haysta baasaboorka dalkaas, ay Koonfur Afrika tegi karaan viisa la’aan wixii loo gaaro sanadka cusub ee 2023-ka.

Kenyaanka doonaya inay tegaan Koonfur Afrika, ayaa ugu badbaan 90 maalmood joogi kara dalkaas sanadkiiba.

Heshiiska viisaha ee u dhaxeeya labada dal, ayaa la shaaciyay kaddib markii ay madaxtooyada Kenya ku kulmeen madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa iyo madaxweynaha Kenya William Ruto

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post