1179 Views

SAWIRO:-Dad baadi goobaya eheladooda oo Isbitaalada buux dhaafiyey

SAWIRO:-Dad baadi goobaya eheladooda oo Isbitaalada buux dhaafiyey
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 29–2019 | —Qaar kamid ah isbitaallada waaweyn ee ku yaalla Mgaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta buux dhaafiyey dad baadi goobaya eheladooda oo ka maqan,kadib qarixii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Magaalada Muqdisho.

 

Isbitaallada dadka ay buux dhaafiyeen ayaa waxaa kamid ah Isbitaallada Madiina iyo Digfeer,waxaana lagu arkayaa dadka oo baadi goob ugu jira Eheladooda qaar oo ka maqan.

 

 

 

Isbitaaladaas qaarkood ayaa waxaa la geeyey dhaawacyada ugu daran ee dadkii ku waxyeeloobey qarixii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Isgoyska Ex-Koontorool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment