684 Views

Gabdhaha Afganistaan oo loo ogolaaday in ay ku laabtaan dugsiyada sare

Gabdhaha Afganistaan oo loo ogolaaday in ay ku laabtaan dugsiyada sare
____________________________________________________________________________

 Isniin: October 18, 2021

 Wasaaradda arrimaha gudaha Afghanistan ayaa sheegtay in gabdhaha loo oggolaan doono inay dhowaan dib ugu laabtaan waxbarashada dugsiyada sare ee dalkaasi.

Qari Saciid Khosty oo ah afhayeenka wasaaradda arrimaha gudaha ayaa Axaddii warbaahinta u sheegay  in sidoo kale la ogolaaday in macalimiinta dumarka ah ay iyaguna ku laaban doonaan shaqooyinkoodii macalinimo ee dhanka waxbarasho.

Afhayeenka ayaa tilmaamay  in waqtiga saxda ah ee la bilaabi doono waxbarashada jaamacadaha,dugsiyada sare iyo kuwa kale ay ku dhawaaqi doonto maamulka wasaaradda waxbarashada.

Sanadkii 1990 –ki ayeey aheyd markii, haweenka iyo gabdhaha si sharci ah looga horjoogsaday waxbarashada iyo in ay shaqeeyaan .

Dhanka kale,waxaa jira cadaadis caalami ah oo la doonayo in Taalibaan lagu saaro ogolaanshaha in macalimii

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post