378 Views

Taliye ku xigeennadii hore ee NISA Ismaaciil Cismaan oo ka hadlay Qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Taliye ku xigeennadii hore ee NISA Ismaaciil Cismaan oo ka hadlay   Qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Axad: OCTOBER 30, 2022

Saraakiishii hore ee hay’adda Nabadsuriggda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa ka hadlay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay ku dhinteen in ka badan 100, halka 300 oo kalena ay ku dhaawacmeen.

Weerarada cusub ayaa kusoo beegmay xilli Muqdisho lagu soo gabangabeeyay kulan ay lahaayeen wasaaradaha Awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaas oo looga hadlayay arrimaha fikirka xagjirka ah iyo sidii loo suulin lahaa.

ku xigeennadii hore ee NISA Ismaaciil Cismaan  ayaa sheegay in shabaab  uu waqtigooda dhamaaday, waxa uuna ku sheegay rafasho arintaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post