918 Views

Maamulka Galmudug oo xalliyay colaad u dhaxeysay laba Beelood

Maamulka Galmudug oo xalliyay colaad u dhaxeysay laba Beelood
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | April 21 2020–Janeraal Cabdi Jamac cabdulle xabeeb oo ka tirsan saraakiisha amniga Galmudug iyo  masuulkiyiin ka socday maamulkaasi ayaa ku guuleystay xallinta colaado ka jiray deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug .

 

Deegaanada kaxan dhaale daca dheer iyo deegaano kale ayaa mudooyinkii danbe waxaaa ku dagaalamayey maleshiyaad xoolo dhaqato  ka soo jeeda, deegaanka , kuwaa oo isku haystay daaqsinka iyo goobaha biyaha laga cabo ee ku yaalla deegaanka.

 

 

 

Sarakiishaan ayaa sheegay in ay heshiis kala dhex dhigeen beelaha colaadu ay dhexmartay ,waxayna rajeeyeen in aysan dib u soolaaban dagaaladaasi ka dhacay gobolka mudug .

 

Joojinta colaadaha u dhexeeya dadka xoolo dhaqatada ah waa dadaal ay wadeen dawlad goboleedka galmudug iyo dawlada fedraalka,kaas oo la doonayo in lagu nabadeeyo dadka walaalaha ah

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment