1035 Views

Halkee Ayuu Marayaa Dhismaha Wadad Muqdisho Iyo Afgooye ??

Halkee Ayuu Marayaa Dhismaha Wadad Muqdisho Iyo Afgooye ??
____________________________________________________________________________


Mogadisho | QOL |  September 08 2020
—Waxa si habsami ah u socda dhismaha waddooyinka isku xira Muqdisho iyo Afgooye iyo Muqdisho Balcad . Dhismaha waddooyinkan ayaa marka uu soo gagaboobo  ,waxaa la filayaa in wax weyn ku soo kordhin doono iso-socodka dadweynaha labada Shabeelle iyo caasimadda .

Warbixin ku saabsan sida ay u socoto howsha dhismaha waddooyinka ,waxaa warbixintan ka diyaariyay 

Mohamed Ibrahim Moalimuu


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post