693 Views

Diyaarad ku gubaneysa garoonka Diyaaradaha ee Degmada Doolow gobolka Gedo

Diyaarad ku gubaneysa garoonka Diyaaradaha ee Degmada  Doolow gobolka Gedo
____________________________________________________________________________


Arbaco: November 3, 2021

 Diyaarad ayaa hadda ku gubanaysa garoonka diyaraadaha magaalada Doolow ee gobolka Gedo, si ay sheegayaan warar goordhow halkaas naga soo saaray

Diyaraadda ayaa nooceedu yahay C-160 waana diyaarad xamuul. Waxay saaka ka tagtay magaalada Muqdisho iyadoo sidda xamuul.

Ilo-wareedyo ayaa u sheegay VOA in diyaaradda uu dab qabsaday markii ay soo cago dhigataay garoonka.

Sawirro laga soo qaaday diyaaradda ayaa muujineysa in dabka ka kacay uu yahay mid weyn, oo u muuqda inuu gebi ahaan burburiyey diyaaradda.

Ilaa hadda lama sheegin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay shilkan. Sidoo kale mas’uuliyiinta Doolow iyo kuwa gobolka Gedo, iyo dowladda federaalka Soo

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post