1290 Views

Dad Biyo la’aan ugu geeriyooday deegaannada galbeedka Magaalada Kismaayo

Dad Biyo la’aan ugu geeriyooday deegaannada galbeedka  Magaalada Kismaayo
____________________________________________________________________________

Sabti: November 6, 2021

Wararka ka imaanaya deegaannada galbeedka Kismaayo ayaa sheegaya in dad ay halkaas ugu geeriyoodeen Biyo la’aan baahsan saacadihii la soo dhaafay

Bilihii u dambeeyay meelo badan oo koonfurta Soomaaliya ah waxaa laga soo sheegayay abaaro baahsan oo galaafanayay xoolaha. Haatan waxaa meelaha qaar laga soo warinayaa dad haraad iyo gaajo u dhimanaya.

Sidoo kale oonka iyo harraadka halkaas ka jira ayaa la sheegay in uu aad u sareeyo, waxaana dad  ugu geeriyooday deegaannada galbeedka Kismaayo, kuwaasi oo ay si weyn u saameeyeen abaaraha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post