1278 Views

SAWIRO:-Agabka doorashada Golaha Shacabka oo la geeyay Beledweyne

SAWIRO:-Agabka doorashada Golaha Shacabka oo la geeyay Beledweyne
____________________________________________________________________________

Duqa Magaaladda Beladweyne Marwo Nadar Tabaax Maalin iyo hay’adaha Amniga ayaa maanta la wareegay Qalabka loogu talo galay Doorashooyinka Golaha Shacabka ee lagu qabanayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka hiiraan.
Marwo Nadar Tabaax Maalin ayaa sheegtay muhiimada aay leedahay in Doorashada ay ka dhacdo magaalada Beledweyne sidoo kalane ugu baaqday shacabka Reer hiiraan ineey ka shaqeeyan nabada iyo sidii loo soo dhaweyn lahaa Dadka Qeybta ka Noqon doona Doorashada.

Magaalada Jowhar iyo Magaalooyinka kale ee dowlad Goboleedyada ayaa la filayaa in dhawaan la geeyo Agab loogu talo galay qabashada doorashada Golaha Shacabka.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post