903 Views

Hay’adaha gargaarka oo walaac ka muujiyay xaaladd banii’aadimo ee ka jirta dalka Itoobiya

____________________________________________________________________________

Talaado:  November 16, 2021

Hay’adaha gargaarka ayaa walaac ka muujiyay xaaladd banii’aadimo ee ka jirta dalka Itoobiya, waxay sheegeen in dhibaatada ay ka dhalatay dagaalka u dhaxeeya jabhadda TPLF iyo ciidamada dawladda, waxaana intaa dheer abaaraha ka jira gobollada dalkaas qaarkood.

Mareykanka ayaa haatan shaaciyey lacag malaayiin doolar ah oo uu u qoondeedyey in gargaar degdeg ah oo loogu talo galay Itoobiya.

Dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa ka mid ah meelaha abaarahaas ba’ani ku dhufteen.

Ismaaciil Buur gaabo ayaa warbixintan uu arimahaasi ku faahfaahinayo Jigjiga ka soo diray.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post