897 Views

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo gaaray hargaysa Xili cabsi ka jirto Addis Ababa

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo gaaray hargaysa Xili cabsi ka jirto Addis Ababa
____________________________________________________________________________


Sabti: November 27, 202

Wararka ka ka imaanaya magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ay maanta booqasho ku tageen  Somaliland.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in safarkaan uu ahaa mid deg deg ah, uuna la xiriiro xoojinta xiriirka labada dhinac.

Sidoo kale Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia Mustafe Muxumed Cumar Cagjar ayaa xiligaan u muuqdo mid taageero ka raadinaya maamulada la dariska ah, xili cabsi ka jirto in Addis ababa ay gacanta u gasho Maleeshiyaadka TPLF.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post