519 Views

Guddiga doorashada K/Galbeed oo ka hadlay sababta aysan u hakin doonin kursigii uu horay ugu fadhiyay Jawaari

Guddiga doorashada K/Galbeed oo ka hadlay sababta aysan u hakin doonin kursigii uu horay ugu fadhiyay Jawaari
____________________________________________________________________________


Axad: November 28, 2021

Guddiga dorashada ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegeen in maanta ay qaban doonaan doorashada kursiga tirsigiisu yahay HoP103 oo ay horey qabashadiisa u joojiyeen guddiga doorashada ee heer qaran.

Gudoomiyaha guddiga doorashada ee Koonfur Galbeed ayaa BBC u sheegay in aysan jirin sabab doorashada kursigiisa loo joojiyo maadaama loo maaray hanaankii loo baahnaa.

Kursigan HoP 103 ayaa waxaa horey cabasho uga muujiyay gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari.

Haddaba si aan wax badan ugu ogaanno arrimahaasi ayaa waxaan khadka telefoonka kula xiriirnay Yussuf Cabdulqaadir Maxamed, gudoomiyaha guddiga doorashada ee Koonfur Galbeed, Axmed Badar ayuuna u warramay.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post