396 Views

Qaramada Midoobay oo cambaareeyey duqeymo dhanka cirka ah oo lala beegsaday xabsi ku yaala Yemen

Qaramada Midoobay oo cambaareeyey duqeymo dhanka cirka ah oo lala beegsaday xabsi ku yaala Yemen
____________________________________________________________________________


sabti january 22, 2022

Qaramada Midoobay ayaa waxa ay cambaaraysay duqeyn dhanka cirka ah oo lagu ekeeyay xabsi ku yaal waddanka Yemen halkaas oo ay ku dhinteen in ka badan 70 qof.

Xabsigan la duqeeyay Jimcihii ayaa ku yaal magaalada Saada, ee waqooyi galbeed waddanka Yemen, halkaas oo ay ku xooggan yihiin fallaagada Xuutiyiinta.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa bayaan uu soo saaray waxa uu ku sheegay inay tahay in la joojiyo waxa xiisadda sii kicinaya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post