777 Views

Madaxweynaha Korea-yada Koonfureedoo sheegay iney ka fikirayaan iney mannuucaan cunista hilibka Eyga

Madaxweynaha Korea-yada Koonfureedoo sheegay iney ka fikirayaan iney mannuucaan cunista hilibka Eyga
____________________________________________________________________________

Talaado: November 30, 2021

 
Madaxweynaha Korea-yada Koonfureed, Moon Jae-in, ayaa sheegay iney ka fikirayaan iney mannuucaan cunista hilibka Eyga.

Qiyaastii hal milyan oo Ey, ayaa lagu gawracaa dalka Korea-yada Koonfureed, si loo cuno.

Isagoo ka hadlayey madaxweynaha shir uu la lahaa ra’iisal wasaaraha dalkani, Mr Moon ayaa tilmaamey haatan iney jiri karto suurta galnimada in lasoo saaro awaamiir mamnuuceysa cunista hlibka Eyga.

Waxaa kal hore la meel mariyey sharci kahortagaya in xayawaanka sida Yaanyuuraha iyo Eyda, in loola dhaqmo si aan habbooneyn.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post