1545 Views

Magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya oo noqotay magaalada ugu raqiisan dhanka nolosha

Magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya oo  noqotay magaalada ugu raqiisan dhanka nolosha
____________________________________________________________________________

Arbaco: December 1, 2021

Magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya ayaa noqotay magaalada ugu raqiisan dhanka nolosha ee adduunka halka caasimadda Israa’iil ee Tel Aviv lagu tiriyay magaalada dhanka nolosha ugu qaalisan dunida maadama uu saameeyay sicir barar arrintaas oo ka qeyb qaadatay sare u kaca dhanka nolosha.

Waxaa kaaalinta labaad soo kala galay Paris iyo Singapore marka ay timaaddo magaalooyinka ugu qaalisan adduunka, waxaana ku xigay Zurich iyo Hong Kong, sida uu daabacay wargeyska The Economist.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post