1110 Views

Madaxweynaha Faransiiska Macron oo booqanaya Sacuudiga oo sheegay in uusan hilmaamin dilkii Khashoqji

Madaxweynaha Faransiiska Macron oo  booqanaya Sacuudiga oo sheegay in uusan hilmaamin dilkii Khashoqji
____________________________________________________________________________

Sabti: December 4, 2021

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa kulamo kula qaatay dalka Sacuudiga dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga.

Waa kulankii ugu horeeyay oo uu Maxamed bin Salman la yeesho mid ka mid hogaamiyayaasha waawayn ee reer galbeedka tan wixii ka dambeeyay dilkii saxafigii Jamal Khashoggi.

Mar uu Mr Macron ka jawaabayay cambaareyn ay u soo jeediyeen hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa waxaa uu sheegay in booqashadiisa aysan ka dhignayn in uu hilmaamay dilkii Khashoggi saddex sano ka hor.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post