1440 Views

Maxkamada Ciidamada Puntland oo ku amartay AG/Guud ee Ciidamada PFS in uu la wareego Hubka iyo gaadiidka ay hayaan ilmo Diyaano

Maxkamada Ciidamada  Puntland oo ku  amartay AG/Guud ee Ciidamada PFS in uu la wareego Hubka iyo gaadiidka ay hayaan ilmo Diyaano
____________________________________________________________________________


khamiis: December 9, 2021

 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee maamulka Puntland ayaa warbixin ka soo saartay markii ugu horaysay Xiisada ka taagan magaalada Boosaaso.

 Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee maamulka Puntland  ayaa ku amartay in uu soo wareejiyo Hubka gaadiidka uu hayo  Jeneraal Diyaano sida ugu dhaq siyaha badan.

war ka soo saartay Ilaalinta dhammaan Hantida hay’adda ciidamada PSF, oo garab ka mid ah ay xiisad xooggan kala dhaxeyso madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni. Gaar ahaan Asad Diyaano.

Sidoo kale Maxkamada ayaa ku amartay AG/Guud ee Ciidamada PFS S/Guuto Aamiin Cabdullahi Xaaji Khayr oo lagu muransan yahay in si deg deg ah uu u la socdo dhaq dhaqaaqa Hubkaas oo haatan gacanta ay ku hayaan asad iyo Walaalkis Maxamuud Diyaano.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post