795 Views

Dowladda Somalia Oo Maanta Dowlada Cuman Kala Wareegtay Deeq Daawo Ah

Dowladda Somalia Oo Maanta Dowlada Cuman Kala Wareegtay Deeq Daawo Ah
____________________________________________________________________________

Sabti: December 11, 2021

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa maanta Deeq isugu jirta Qalab iyo Daawo ka guddoontay Hay’adda Samafalka ee Cumaan (Oman Charitible Organization).

Deeqdan ayaa si toos uga timid Boqortooyada aan Walaalaha nahay ee Saldanada Dalka Cuman taasoo oo ay ugu talagaleen Inay kaga qeybqaataan kajawaabida Caabuqa Covid-19 iyo taakuleynta Shacabka Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya HE. Dr. Fawziya Abiikar iyadoo ku hadlaysa magaca Dowlada iyo Shacabka Soomaaliyeed waxay si weyn u  bogaadinaysaa kaalmada katimid Saldanada iyo Shacabka Cumaan ee Walaalaha nahay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post