681 Views

Kooxaha Man City; Liverbool iyo Chelsea Man Unated oo xalay ku soo baxay rigoorayaal.

Kooxaha Man City; Liverbool iyo Chelsea  Man  Unated oo xalay ku soo baxay rigoorayaal.
____________________________________________________________________________

Axad: December 12, 2021

Kooxaha Man City; Liverbool iyo Chelsea oo kaalimaha 1; 2 iyo 3 kaga jira safka kala Horeynta Horyaalka ingiriiska 2021-2022 we Maraya lugtiisii 16 ee Wareega Hore ayaa rigoorayaal ku badiyay kulankoodii maanta waxaana badbaadiyay xidigaha u kala dhashay England; Masar iyo Italy.

Man City waxa ay 1-0 uga badisay Kooxda Wolves waxaana goolka rigoorada u dhaliyay ( Sterling oo u qaatay Xulka England lambarka 10 ) waxaana sidaasi ay ku yeesheen 38 dhibcood.

Liverbool waxa ay 1-0 uga badisay Aston villa waxaana goolka rigoorada u dhaliyay ( Mahamed Salah oo u ciyaara Xulka Masar ) waxaana sidaasi ay ku yeelatay 37 dhibcood

Chelsea waxa ay 3-2 uga badisay Naadiga Leeds united waxaana 2 Gool oo ka.mida goolashaasi oo rigoore ahaa u dhaliyay ( Jorjinho oo u ciyaara Xulka Italy ) waxaana ay sidaasi ku yeesheen 36 dhibcood.

Hadaba Maanta kooxihii safka hore kaga jiray Horyaalka ingiriiska oo Marti loogu ahaa garoomadooda waxaa badbaadiyay Rigoore

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post