1419 Views

Dowladda Kenya oo sheegtay in diblamaasiyiinta reer galbeedku ee Jooga Itobiya ay soo dagaan Kenya.

Dowladda Kenya oo sheegtay in diblamaasiyiinta  reer galbeedku ee Jooga Itobiya ay soo dagaan Kenya.
____________________________________________________________________________

Talaado: December 14, 2021

Xili Dagaalka Itobiya uu sii balaartay aaaDowladda Kenya waxay ku dhawaaqday maanta inay oggoshahay in waddamada reer galbeedku ay dalkeeda kusoo daadgurayn karaan shaqaalahooda diblamaasiyiinta iyo qalabkooda jooga magaalada Addis Abbaba  Hadii dagaaladu ay saamneeyaan.

Arrintan ayaa imanaysan xilli dowlado badan oo reer galbeed ah ay shaqaalahooda ugu baaqay inay ka baxaan Ethiopia sabab dhanka amniga ah ay qorshaynayaan inay u helaan dal saddexaad oo ay dajiyaan shaqaalahooda iyo muwaadiniintooda.

Sidoo kale hadalkan Kenya ayaa imaanaya Xili saacadihii la soo dhaafay ay guulo sheegteen Maleeshiyaadka TPLF oo la dagaalamaya Ciidamada Itobiya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post