1695 Views

Madaxweyne Biden oo booqday gobolka Kentucky oo duufaani ka geysatay dhimasho iyo bur-bur

Madaxweyne Biden oo booqday gobolka Kentucky oo duufaani ka geysatay dhimasho iyo bur-bur
____________________________________________________________________________

khamiis: December 16, 2021

Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in maanta Madaxweynaha Maraykana Joe Biden uu booqday gobolka Kentucky oo ay toddobaad kahor ku dhufteen dabaylo xooggan.

Dabaylahaan ayaa la sheegay in ay keneen dhimashada dad ku dhow 90 qof, iyo burbru baaxad leh.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in qaar ka mid ah dadkii ay halkaas ku go’doonsanyihiin markii ay ku dumeen qaarkood  guryo iyo warshado ay ka shaqaynayeen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post