1584 Views

Cali jeeb ku jire oo ka been sheegay warqadihii ay soo saareen safaaradaha Maraykanka iyo UK

Cali jeeb ku jire oo ka been sheegay warqadihii ay soo saareen safaaradaha  Maraykanka iyo UK
____________________________________________________________________________

Axad: December 26, 2021

Gudoomiyaha amniga iyo siyaasada Gobolka banaadir cali yare cali Cali jeeb ku jire ayaa si qaldan u fasirtay Qoraal ka soo baxay safaradaha UK iyo USA.

Qoraal uu soo dhigay Bogiisa Facebook ayuu sidaan ku yiri.

Beesha Caalamka waa ku mahadsantahay taageerada Shirka Madaxweynuhu xalay ku baaqay.

Horay waxaan u ogeyn Shirkii fashilmay ee asbuuc ka hor la iclaamiyay kaas oo aanay marnaba Beesha caalamku ka hadlin, balse ay maanta soo dhaweeyeen markii Xalay Madaxweynuhu ku dhawaaqay shir looga tashanayo doorashooyinka iyo in la isku waafaqo sidii loo xulan lahaa shaqsigii hoggaamin lahaa Doorashada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post