1233 Views

Ciidamada Dowlada oo soo bandhigay maxaabii ay ku qabteen Dagaalkii ka dhacay guriceel shalay.

Ciidamada Dowlada oo soo bandhigay   maxaabii ay ku qabteen Dagaalkii ka dhacay guriceel shalay.
____________________________________________________________________________

Axad: October 24, 2021

Ciidamada Dowlada ayaa soobandhigay Sawirada tiro maxaabiis ah oo ay sheegeen in ay ku qabteen Dagaalkii ka dhacay guriceel.

Maamulka ayaa soo bandhigay dagaalameyaal ay sheegtay ka tirsan yihiin Ahlu Sunna ayna qabatay dagaalka magaalada Guriceel. Ma jiro wax war ah oo sheegashadan ay kasoo saartay kooxda hubeysan.

Ciiidamada dowladda iyo kuwa Galmudug aya Malayshiyaad ka tirsan kooxda Ahlusunada hubaysan saakay ku qabtay Guriceel kuwaa oo qayb ka ah maxaabiis ku dhow sodon oo shalay iyo maanta lagu qabtay dagaalka ka socda Guriceel.

Sikastaba ahaate dagaalkaan ka dhacay guriceel wuxu dhaliyey khasaara badan oo iskugu jira naf iyo hanti ku burburtay inkastoo wali muuqan xal laga gaaray dagaalka ayaa laga cabsi qabaa in uu dagaal sii socda inta koox ay ka gaareyso guul waan hubinti la’aan aan la ogeyn cidda guuleysan doonto.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post