936 Views

Shir looga hadlayo wada-hadallada DFS & Somaliland oo ka furmay Muqdisho

Shir looga hadlayo wada-hadallada DFS & Somaliland oo ka furmay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 22, 2019 | QOL |   –Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa Maanta oo Axad ah ka furmay  Shir looga hadlayo sidii loo amba-qaadi lahaa wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland,waxaana ka qeyb-galaya waxgarad matalaya Somaliland iyo gudiga wadahadalka Soomaliya iyo Somaliland ee uu magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya.

 

Xubnaha ka qeyb-galaya Shirka ayaa waxa ay soo jeedinayaan talooyin badan oo ku aadan sidii wada-hadalladaas loo amba-qaadi lahaa.

 

 

 

Afartii sano ee la soo dhaafay ayaanan qabsoomin wadahdallo u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland,waxaana fashilmay isku dayo dhowr ah oo la sameeyey oo garwadeen ka aheyd Dowladda turkiga.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment