504 Views

Wasiirka Amniga oo ku amray Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda in uusan dalka ka bixi Karin Taliyaha Ciidanka Badda Dirir

Wasiirka Amniga oo  ku amray Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda in uusan dalka ka bixi Karin Taliyaha Ciidanka Badda Dirir
____________________________________________________________________________

Axad: December 26, 2021

 Wasiirka Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ku amray Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in aanu safri karin Sarkaalka lagu magacaabo Cabdixamiid Maxamed Dirir oo ah Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya.

Wasiirka Amniga ayaa sheegay in taliyaha ciidamada Badda uu qorsheenayo inuu Dalka ka baxo maadaama loo heysto xadgudub uu kula kacay madaxda Qaranka.

Sidoo kale, Wasiirka Cabdullaahi ayaa sheegay in Taliyaha ciidamada Badda loo heysto hanti ay leeyihiin Dad Shacab ah isla markaasna loo hayo caddeymo ku filan uuna diiday inuu soo wareejiyo.

galay madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isulwasaare Rooble.

.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post