960 Views

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga
____________________________________________________________________________

.

April 19-2021

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeer dhiiragalin ah ugu tagay saraakiisha iyo Askarta ururka 37aad ee ilaalada Wasaaradda Gaashandhigga.

Taliyaha ayaa warbixinno ka dhageystay qaar ka mid ah saraakiisha cidanka, waxaana uu kula dar daarmay inay si hufan u gutaan waajibaadka loo igmaday.

Sidoo kale Odowaa ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa uu kulamo la yeelanayay Madaxda Somalida iyo Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post