573 Views

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Wasaaradda

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Wasaaradda
____________________________________________________________________________


khamiis:January 13, 2022

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimaha guud iyo Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda, isaga oo kala hadlay dardargalinta shaqada socota.

Agaasimayaasha ayaa warbixin ka siiyey Wasiirka halka shaqada ay mareyso iyo waxa ay Wasaaraddu hiigsanayso. Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Somaaliya ayaa kula dardaarmay Agaasimayaasha uu la kulmay inay laba jibaaraan shaqada socota oo ah shaqo aad u weyn mas’uuliyadne xambaarsan .

Wasiirka Gaashaandhiga ayaa kormeeray xafiisyada Wasaaradda ay ka kooban tahay, isaga oo indha indhaynayey qaabka ay u socdaan shaqooyinka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post