1029 Views

Ciidamada Dowladda oo howlgalo ka sameeyay Xudur.

Ciidamada Dowladda oo howlgalo ka sameeyay Xudur.
____________________________________________________________________________


Isniin: January 17, 2022

 Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgalo Qorsheeysan ka sameeyay Tuulooyin hoos yimaada Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Ciidamada Howlgalka sameeyay waxaa hogaaminayay Taliyaha Guutada 9aad qeybta 6aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle Dhexe Cali Ibraahim isagoona shegay in howlgalka ay ku baadi goobayeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Saraakisha Hogaamineysay Guutada 9-aad Qeybta 60-aad Ee CXDS, kama aysan bixin faahfahin intaasi dheeri ah uu ku aadan howlgalka ay sameeyeen.

Al-shabaab ayaa muddo Toban sano ka badan  go’doomiyay Degmada Xudur, iyadoona dadka ku nool ay wajahaan dhibaatooyin kala duwan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post