450 Views

Golaha wasiirada Itoobiya oo ansixiyay qaraar lagu qaadayo xaaladdii degdega ahayd ee dalkaas saarneed mudo bilooyin ah

Golaha wasiirada Itoobiya oo ansixiyay qaraar lagu qaadayo xaaladdii degdega ahayd ee dalkaas saarneed mudo bilooyin ah
____________________________________________________________________________


Arbaco: January 26, 2022

Golaha wasiirrada ee Itoobiya ayaa meel mariyay qaraar lagu qaadayo xaaladdii degdegga ahayd ee lagu dhawaaqay bishii November ee la soo dhaafay.

Qaraarkan ayaa u baahan in ay ansixiyaan golaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo ay u badan yahiin xisbiga Barwaaqo ee talada haya.

Xalad degdega ayaa lagu soo rogay dalka Itoobiya ka dib markii uu sii xoogaystay dagalka Itoobiya islmarkana fallaagada TPLF ay ku soo dhawaadeen caasimadda Addis Ababa.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post